Macadaku waxa uu maqaal kaqoray hadi mareykanku weerara iraan dhinacyada ay tos usamaynayso .
Haddii mareykankusi toos ah u weerarto Iiraan, saameyntu way ballaar naan lahayd ma aha oo kaliya Bariga Dhexe, balse dhaqaalaha caalamka, nidaamka adduunka, iyo amniga guud Ahan u kala jabiyo si cad.
Saameynta dhaqaalaha caalamka
Qiimaha shidaalka & gaaska iraan waxay ku taallaa marin badeed aad u xasaasi ah Marinka Hormuz, halkaas oo ku dhawaad 1/3 shidaalka dunida mara Weerar ama xanni baad halkaas ka dhace qiimaha shidaalka si degdeg ah ayuu u kici lahaa’Taasi waxay dhalin lahayd sicir-barar caalami ah, gaar ahaan dalalka shidaalka soo dhoofsada Afrika, Yurub, Aasiya,Suuqyada maaliyadda suuqyada saamiyada stocks way hoos u dhici lahaayeen. Maalgashadayaashu waxay u carari lahaayeen dahab, dollar, iyo hanti ammaan ah. Ganacsiga caalamiga ah wuu gaabin lahaa, caymiska maraakiibta badduna wuu qaali noqon lahaa.nolol-maalmeedka dadka qiimah cunto, shidaal, iyo gaadiid ayaa kici lahaa’Dalal sabool ah waxay wajihi lahaayeen cadaadis dhaqaale iyo mudaharaadyo
Saameynta nidaamka adduunka World Order’Isku dhac quwadaha waaweyn’Maraykanka & xulifadisa waxay u badan tahay inay Israa’iil taageeraan’Ruushka & Shiinaha waxay u dhowaan lahaayeen Iiraan ugu yaraan dhinaca siyaasadda & hubkaTani waxay sii daciifin lahayd nidaamka caalamiga ah ee hadda jira.
Qaramada Midoobay Golaha Ammaanka wuxuu geli lahaa xannibaad vetoKa kalsoonida hay’adaha caalamiga ah way sii hoos u dhici lahayd. Hubka nukliyeerka iraan waxay si degdeg ah u dardar-gelin kartaa barnaamijkeeda nukliyeerka.dalal kale Sacuudi Carabiya, Turkiga, Masar waxay bilaabi karaan inay iyaguna doonayaan hub nukliyeer tartan hub cusub.
Isbeddelka Bariga Dhexe dagaal ballaaran Xisbullah Lubnaan weerarro ka dhan ah Israa’iil XuutiyiintaYemen bartilmaameedsan karaan maraakiibta Badda Cas.ciraaq & Suuriya saldhigyada Maraykanka waa la weerari karaa dagaalku wuxuu isu beddeli karaa dagaal goboleed buuxa barakac & musiibo bani’adamino Qaxooti cusub oo ku qulqula Yurub iyo dalalka deriska ah.




Leave a Reply