-
Sidee institutions ugaqayb qaatan dowlad dhiska sidee somaliyo kuhelikartaa institutions xoogan
Macadku waxa uu maqaal ka qoray doorka Institutions ku leeyihin dowlad dhiska iyo sida Soomaaliya ku helikart institutions xoogan.Institutions waa hay’ado ama nidaamyo hay’adeed Marka…
-
maxay yihin caqabada haysta amini qaranka somaliya sideena lohormarinkara
Macacda ku waxa maqaal ka qoray cagabadha haysta national security somaliyo iyo sidii amniga qaranka somaliy lohormarin karo.Waa maxay National Security?National Security waa Amniga Qaranka,…
-
Sidee somaliya kusoo jiidankarta maalkashi dibada ah
Macadku waxa uu maqaal kaqoray faaida maalqashiga dibada kayimaada iyo siday Somalia kusoo jidankarto maalgashi dibada ugayimaada.Foreign Direct Investment FDI ama Maalgelinta Tooska ah ee…
-
is-hardanka kuwada aduunka iyo ku loolanka geeska africa,somaliya
Macadku waxaa maqaal koqoray global powers iyo saameynta ay ku leeyihin geeska africa.Marka la yiraahdo global powers, waxaa loola jeedaa dalalka awoodda weyn ku leh…
-
maxuu yahay xiiriirka kadhaxeeya hogaaminta iyo hormarka dhaqaale
Macadku waxa uu maqaal kaqoray xiriirka kadhaxeeye hogaaminta iyo hormarka dhaqaale.Hoggaamintu (Leadership) waa awoodda ama kartida qof uu ku hago, ku dhiirrigeliyo, kuna hago dadka…
-
Maxuuyahay xiriirka kadhaxeeya dimiquradiyada iyo hormarka
Macadku waxa uu maqaal kaqoray xiriirka kadhaxeeya Democracy iyo DevelopmentDimuqraadiyad waa nidaam dowladeed ay dadku ku doortaan hoggaamiyayaashooda cod xor ah, iyadoo la dhowrayo xuquuqda…
-
waa maxay dowlad waa maxay xiriirka kadhaxeeya Government iyo governance sidee soomaliya kugaarikarta dowlad wanag
Macadku waxa uumaqaal koqoray dowlad wanaaga.Waa maxay Government Dowlad?Government waa hay’adaha iyo dadka awoodda sharciyeed u leh inay maamulaan dal, sameeyaan sharciyo, hirgeliyaan siyaasado, ilaaliyaanamniga,kana…
-
Hubinti laanta xiliga kalaguurka iyo awoodo sinabada lolakalawareegin waxay dhaawac kutahay jamhuriyadi sadexaad somaliya
Macadku waxa makaal karoy politicl transtion iyo waxa kadhalankara hadaan awooda sinabada lagulakala wareegin.Political transition isbeddel siyaasadeedwaa marka dalka uu ka guurayo nidaam siyaasadeed oo…
-
somaliya kee horeya state building iyo nation bulding maxayna ugaariladahay modern state
Macadku waxa uu maqaal kaqoray farqiqa udhaxeeya natian iyo state.Nation waa dad isku dareen ah oo leh waxyaabo ay wadaagaan sidaAf luqad,Dhaqan iyo hide taarikhAstaamaha…
-
The idea of state
Macadku waxa uu maqaal kaqoray the idea of state.State waa nidaam abaabulan oo dad ku wada nool dhul cayiman, lehna xukun dawladmaamusha, isla markaana leh…
-
saameynta petrodollar ee dhaqaalaha iyo shidaalka
Macadku waxa uu maqaal kaqoray petrodollar iyo saameynta u dhaqalaha aduunka kuleeyahay.Petrodollar waa nidaam dhaqaale oo ka dhigan in shidaalka adduunka badankiisa lagu kala iibsado…
-
WAX kabadlald Dasduurka aan hishiis lagu aheyn
Macadku waxa uu maqaal kaqora constitution iyo constitutionalismConstitution ,Dastuur waa sharciga ugu sarreeya ee dalka,Wuxuu qeexaaSida dowladda loo dhisoAwoodaha laamaha dowladda Fulinta, Sharci-dejinta, GarsoorkaXuquuqda iyo…
-
saameynta kadhalankarta hadi marykanku weeraro iran
Macadaku waxa uu maqaal kaqoray hadi mareykanku weerara iraan dhinacyada ay tos usamaynayso .Haddii mareykankusi toos ah u weerarto Iiraan, saameyntu way ballaar naan lahayd…
-
saameynta climate change somaliya kureebtay
Macadku waxaa uu maqaal kaqoray sameynt climate changes somaliya kuledahay.Saamaynta Isbeddelka Cimilada ee Soomaaliya Abaar Joogto so Noqotay,Roobkii oo yaraaday ama aan si joogto ah…
-
Doorashada soomalia 2026
Macadku waxa usameyey cilmi baaris laxirirta xalka dorashada somaliya.the context of Somalia, disputes and delays in elections have several serious impactsPolitical instabilityElection delays often lead…
-
Nidamka cusub ee Bajaajta Garoowe
Macadku waxa uu maqaal kaqoray kusaabsan Bajaajta caasimada Garowe kashaqeysa iyo nidaamka cusub.Haddaan si kooban oo nidaamsan uga jawaabo, habka Bajaajta Garowe ka shaqeeya ee…
-
agaasimaha mac-hadka Puntland Public Agenda Institute Cawil Cabdulahi Jaamac
-
Wadahadal Bulsho: Tiirka Xasilloonida iyo Horumarka Puntland

✍️ Article Content Wadahadalka bulsho wuxuu ka mid ahaa aaladaha ugu muhiimsan ee lagu xoojin jiray isfahamka, nabadda, iyo horumarka Puntland. Iyada oo ay jireen…
-
Doorka Puntland Public Agenda ee Kobcinta Wadahadalka Bulshada

Puntland Public Agenda waa madal u taagan horumarinta wacyiga bulshada, doodaha siyaasadeed ee wax dhisaya, iyo dhiirrigelinta ka-qaybgalka muwaadiniinta ee arrimaha masiiriga ah ee Puntland.…
