Our Blog
Our Latest News &
Blog
-
Sidee institutions ugaqayb qaatan dowlad dhiska sidee somaliyo kuhelikartaa institutions xoogan
Macadku waxa uu maqaal ka qoray doorka Institutions ku leeyihin dowlad dhiska iyo sida Soomaaliya ku helikart institutions xoogan.Institutions waa…
-
maxay yihin caqabada haysta amini qaranka somaliya sideena lohormarinkara
Macacda ku waxa maqaal ka qoray cagabadha haysta national security somaliyo iyo sidii amniga qaranka somaliy lohormarin karo.Waa maxay National…
-
Sidee somaliya kusoo jiidankarta maalkashi dibada ah
Macadku waxa uu maqaal kaqoray faaida maalqashiga dibada kayimaada iyo siday Somalia kusoo jidankarto maalgashi dibada ugayimaada.Foreign Direct Investment FDI…
-
is-hardanka kuwada aduunka iyo ku loolanka geeska africa,somaliya
Macadku waxaa maqaal koqoray global powers iyo saameynta ay ku leeyihin geeska africa.Marka la yiraahdo global powers, waxaa loola jeedaa…
-
maxuu yahay xiiriirka kadhaxeeya hogaaminta iyo hormarka dhaqaale
Macadku waxa uu maqaal kaqoray xiriirka kadhaxeeye hogaaminta iyo hormarka dhaqaale.Hoggaamintu (Leadership) waa awoodda ama kartida qof uu ku hago,…
-
Maxuuyahay xiriirka kadhaxeeya dimiquradiyada iyo hormarka
Macadku waxa uu maqaal kaqoray xiriirka kadhaxeeya Democracy iyo DevelopmentDimuqraadiyad waa nidaam dowladeed ay dadku ku doortaan hoggaamiyayaashooda cod xor…
-
waa maxay dowlad waa maxay xiriirka kadhaxeeya Government iyo governance sidee soomaliya kugaarikarta dowlad wanag
Macadku waxa uumaqaal koqoray dowlad wanaaga.Waa maxay Government Dowlad?Government waa hay’adaha iyo dadka awoodda sharciyeed u leh inay maamulaan dal,…
-
Hubinti laanta xiliga kalaguurka iyo awoodo sinabada lolakalawareegin waxay dhaawac kutahay jamhuriyadi sadexaad somaliya
Macadku waxa makaal karoy politicl transtion iyo waxa kadhalankara hadaan awooda sinabada lagulakala wareegin.Political transition isbeddel siyaasadeedwaa marka dalka uu…
-
somaliya kee horeya state building iyo nation bulding maxayna ugaariladahay modern state
Macadku waxa uu maqaal kaqoray farqiqa udhaxeeya natian iyo state.Nation waa dad isku dareen ah oo leh waxyaabo ay wadaagaan…
-
The idea of state
Macadku waxa uu maqaal kaqoray the idea of state.State waa nidaam abaabulan oo dad ku wada nool dhul cayiman, lehna…
Our Party Vision







