Macadku waxa uu maqaal kaqoray farqiqa udhaxeeya natian iyo state.
Nation waa dad isku dareen ah oo leh waxyaabo ay wadaagaan sida
Af luqad,Dhaqan iyo hide taarikh
Astaamaha Nation
Midnimo bulsho shared identity
Wadajir taariikheed Dareen waddaniyadeed nationalism
Dhaqan iyo caadooyin isku dhow
State waa nidaam siyaasadeed oo lehDhul cayiman Dad ku nool
Dowlad maamusha Awood sharci sovereignty.
Farqiga u dhexeeya Nation Building iyo State Building
Nation BuildingWaa dhisidda midnimo qaran Waxaa diiradda la saaraa Isku keenidda bulshada
Abuuridda aqoonsi qaran
Ka saaridda kala qoqobnaanta
Tusaale dad kala qabiil ah oo laga dhigo “hal qaran”
State Building Waa dhisidda hay’adaha dowliga ah
Waxaa diiradda la saaraa sharci dejin Ciidamo Maamul iyo adeegyo Tusaale dhisidda wasaarado, maxkamado, ciidan
Farqiga Nation building dhisidda dareenka dadka State building dhisidda nidaamka dowladeed
Modern state waa dowlad leh nidaam casri ah oo sharci, maamul iyo adeegyo fiican leh.
Astaamaha Modern State
Sharci iyo dastuur cad Kala saaridda awoodaha executive, legislative, judiciary Xaqa muwaadiniinta Doorashooyin democracy inta badan
Hay’ado shaqeynaya effective institutions,Amni iyo xasilooni
Adeegyo bulshada waxbarasho, caafimaadFaa’iidada Modern StateAmni iyo nabad Cadaalad iyo sharci Horumar dhaqaale Adeegyo bulshada Xiriir caalami ah oo xooggan Xuquuq muwaadin oo la ilaaliyo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *