
Macadku waxa uu maqaal kaqoray kusaabsan Bajaajta caasimada Garowe kashaqeysa iyo nidaamka cusub.
Haddaan si kooban oo nidaamsan uga jawaabo, habka Bajaajta Garowe ka shaqeeya ee A iyo B maalmo kala duwan u baxa wuxuu leeyahay faa’iidooyin iyo culaysyada ku wajahan dowladda, shacabka, iyo wadayaasha bajaajta.
Faa’iidooyinka Dhanka Dowladda
Yaraynta ciriiriga waddooyinka Marka bajaajta la kala qeybiyo A & B, tirada waddooyinka mar wada gala way yaraataa.
Maamul iyo kormeer fudud Booliska iyo hay’adaha gaadiidka way sahlan tahay inay la socdaan.
Badbaado waddo Shilalka gaadiidka way yaraan karaan maadaama ciriiri yaraado.
Deegaanka Qiiqa iyo buuqa bajaajta way yaraadaan.
Dhanka Shacabka
Socod sahlan Waddooyinka oo furan gaadiid kale si fudud ayuu u socdaa.
Shilal yar Dadka lugaynaya iyo darawalada kale khatar yar ayay wajahayaan.
Adeeg nidaamsan Bajaajta shaqeyneysa waxay helaan macaamiil si nidaamsan.
Dhanka Wadayaasha Bajaajta
Nasasho helid Maalin shaqo, maalin nasasho daal yaraan.
Dayactir fursad Maalinta nasashada bajaajta waa la hagaajin karaa.
Tartan yaraadalBajaaj yar oo shaqeysa mararka qaar macaamiil badan.
Culaysyada Dhanka Dowladda
Kormeer adag dad aan sharciga raacin maalin khaldan shaqeeya.
Cabashooyin badanWadayaasha iyo shacabka qaarkood way ka cawdaan.
Hirgelin daciif ah haddii aan si adag loo daba gelin, qorshuhu wuu fashilmi karaa.
Dhanka Shacabka
Bajaaj yariMaalmo qaarkood helista bajaaj way adkaan kartaa.
Qiimo kac Bajaajta yar marka ay bataan macaamiisha, qiimaha waa kici karaa.
Sugitaan dheer Dadku waqti badan ayay sugi karaan.
Dhanka Wadayaasha Bajaajta
Dakhli yaraanshoHal maalin shaqo lacag ka yar tii maalin kasta.Cadaalad darro dareen Qaar waxay u arkaan in nidaamku uusan u sinnaanin.
Qoyska saameynDarawallo badan waxay ku tiirsan
Faa idada xaga aminga iyo dhaqalaha in bajaajta A iyo B lokasaaro midba malin shaqayso iyo culaysda ka imaanka marki ladhaqangaliyo
Faa’iidooyinka Amniga yaraynta dambiyadaBajaaj tiro yar oo waddooyinka ku jirta la socod amni oo fudud.
Way adkaanaysaa in bajaaj loo adeegsado falal lidku ah amniga
Xaga Dhaqaalaha
Bajaajta shaqeyneysa waxay helaan macaamiil badan sababtoo ah tartan yar.
Maalinta shaqada darawalka wuxuu sameyn karaa dakhli u dhow laba maalmood.
Dayactir iyo badbaadin
Maalinta nasashada bajaajta waa la hagaajin karaa,shidaal iyo kharash waa la yareeyaa
Cimriga bajaajta dheerada
Nidaam shaqeynaya dakhliga canshuuraha oo si hufan loo ururin karo,culaysyada ka imaan kara Dhaqan-gelinta Culays Amni Wadayaal sharci jebiya isku dhacyo lala galo ciidanka.
Musuq iyo eex haddii si cadaalad ah loo maamulin.
GUNAANAD
In gudiga bajajlayda iyo dowlada hoose kawadashaqeeyan wixi cabashoyina
In ladiwangaliyo darawalka iyo mulkilaha bajaajta
In dadka iyo shaqaalah macamishaa xal lohelo
In wadooyinka maqalada odhan si iskumida logahowlgalo

Leave a Reply