Macadku waxa uu maqaal kaqora constitution iyo constitutionalism
Constitution ,Dastuur waa sharciga ugu sarreeya ee dalka,Wuxuu qeexaaSida dowladda loo dhiso
Awoodaha laamaha dowladda Fulinta, Sharci-dejinta, Garsoorka
Xuquuqda iyo waajibaadka muwaadiniinta,Sida sharciyada kale loo sameeyoDastuurku waa saldhigga ay ka soo farcamaan dhammaan sharciyada kale.
Constitutionalism waa fikrad iyo nidaam tilmaamaya inDowladda ku shaqeyso xuduudaha dastuurka ,Awoodda dowladda la xaddido,Xuquuqda muwaadiniinta la ilaaliyo,Sharcigu ka sarreeyo qof iyo hay’ad kasta
NoocyadaConstitutions,Dastuurro
Dastuur Qoran ,Written Constitution,Dastuur Aan Qornayn Unwritte
Constitution,fastuur federal, Federal ConstitutionDastuur Midaysan Unitary Constitution
Ujeeddada Constitution dastuurka
Inuu xaddido awoodda dowladda
Inuu ilaaliyo xuquuqda aadanaha
Inuu dejiyo nidaamka maamul iyo dowladnimoInuu hubiyo cadaalad iyo sinaan,Inuu ka hortago kali-talisnimo
Muhiimadda Constitution DastuurkaWaa sharciga ugu sarreeya,Wuxu,ilaaliyaa xorriyadda muwaadiniintaWuxuu xaqiijiyaa xukun sharci Rule of Law,Wuxuu abuuraa xasilooni siyaasadeed,Wuxuu,qeexaa mas’uuliyadda dowladda
Wuxuu xal u helaa khilaafaadka sharciyeed



Leave a Reply