Macadku waxa uu maqaal kaqoray petrodollar iyo saameynta u dhaqalaha aduunka kuleeyahay.
Petrodollar waa nidaam dhaqaale oo ka dhigan in shidaalka adduunka badankiisa lagu kala iibsado lacagta Maraykanka ee US Dollar,Nidaamkan wuxuu xiriir dhow la leeyahay dalalka shidaalka waaweyn sida Saudi Arabia iyo ururka OPEC, waxaana si weyn u saameeya Taariikh ahaan nidaamkan wuxuu si xoog leh u bilowday kadib markii 1973 Oil Crisis dhacday, markaas oo Maraykanku heshiis lagalay Saudi Arabia si shidaalka loogu iibiyo dollar,Sidee ayuu u shaqeeyaa
Dal sida China ama Japan wuxuu rabaa inuu iibsado shidaal Waa inuu marka hore helo dolar kaas ayuu ku iibsadaa shidaalka dalalka sida Saudi arabia ama UAE Dalalka shidaalka soo saara waxay dollar-kaas dib ugu maalgeliyaan bangiyada Maraykankabonds-ka dowladda Maraykanka maalgashi caalami ahTani waxaa mararka qaar lagu magacaabaa “petrodollar recycling. Sidee ayuu u saameeyaa dalalka shidaalka soo saara Faa’iidooyin
Waxay helaan dakhli dollar ah oo aad u badan,Waxay maalgashi ku sameyn karaan adduunka oo dhan,Lacagtooda gudaha ayaa mararka qaar ku xirnaan karta dollar,TusaaleSaudi arabia qatar ,Kuwait,DhibaatooyinDhaqaalahoodu wuxuu ku tiirsanaan karaa shidaalka Haddii qiimaha shidaalku dhaco dhaqaalahooda wuu hoos u dhacaa. Sidee ayuu u saameeyaa dhaqaalaha adduunka
Xoojiyaa doollarka Maraykanka
Dal walba wuxuu u baahan yahay dollar si uu shidaal u iibsado.
Kor u qaadaa awoodda dhaqaale ee MaraykankaDalal badan waxay iibsadaan bonds-ka dowladda Maraykanka Saameyn ku yeeshaa qiimaha shidaalka iyo sicir bararka haddii dollar-ka qiimihiisu is bedelo shidaalka ayuu saameeyaa Dalalka qaar ma doonayaan inay ka baxaan petrodollarDalal qaar waxay isku dayayaan inay shidaalka ku iibiyaan lacag kale,China waxay rabtaa in shidaalka lagu bixiyo yuan Russia waxay isticmaashaa ruble ama yuan,Iran waxay ka fogaanaysaa dollar Waxaa kale oo arrintan la xiriira ururka BRICS.Mustaqbalka Petrodollar Waxaa jira 3 suurtagaldollar-ka waa lacagta ugu xooggan suuqyada maaliyadeed ee Maraykanku waa kuwa ugu weyn,Wuu daciifikara Sababtoo dalal qaar waxay rabaan lacag kaleganacsiga shidaalka oo kala duwan.Waxaa iman kara nidaam cusubWaxaa dhici karta lacago badan lagu bixiyo shidaalka dollar, yuan,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *