Macadku waxa uu maqaal kaqoray the idea of state.
State waa nidaam abaabulan oo dad ku wada nool dhul cayiman, lehna xukun dawladmaamusha, isla markaana leh awood sharci iyo madax-bannaani.Si koban State , Dad , Dhul Dawlad , Madax-bannaani Waa maxay fikradda idea State?
Fikradda State waxay tahay in bulsho loo abaabulo si nidaamsan, sharci leh, amni leh, oo ay jirto hay’ad maamusha government oo go’aan ka gaarta dadka iyo dalka.Shaqada State Functions of State Ilaalinta amniga security Sameynta iyo fulinta sharciyada Bixinta adeegyada bulshada waxbarasho, caafimaad Difaaca dalka ciidan Maamulka dhaqaalaha cashuur, horumar Ilaalinta xuquuqda dadka
Astaamaha State Characteristics of StateDhul Territory xuduud la yaqaan Dad Population muwaadiniin Dawlad Government nidaam maamul Madax-bannaani Sovereignty awood buuxda oo aan cid kale hoos imaan Aqoonsi caalami ah mararka qaar
Noocyada States Types of States
Unitary State hal dowlad dhex
Federal State awood qaybsan United StatesConfederation dalal isbahaystay Monarchy boqor xukuma Republic –madaxweyne la doorto Democratic State dadku doortaan hoggaanka
Authoritarian State –hal qof ama koox ayaa xukunta Faa’iidada State Importance of StateWaxay keentaa nabad iyo nidaam Waxay ilaalisaa xuquuqda dadka Waxay horumarisaa dhaqaalaha Waxay bixisaa adeegyo muhiim ah Waxay dalka ka difaacdaa cadowga Waxay mideysa bulshada.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *