Macadku waxa makaal karoy politicl transtion iyo waxa kadhalankara hadaan awooda sinabada lagulakala wareegin.
Political transition isbeddel siyaasadeedwaa marka dalka uu ka guurayo nidaam siyaasadeed oo mid kale u gudbayo Tusaale ahaan Doorasho cusub oo hoggaan lagu beddelayo Dowlad cusub oo la dhisayo Ka gudbid nidaam dagaal ama kumeelgaar ah dowlad rasmi ah
Political transition violence waa rabshad ama dagaal ka dhasha xilliga isbeddelka siyaasadeed. Waxay noqon kartaa Iskahorimaadyo hubeysan
Mudaharaadyo rabshado isu beddela Dilal siyaasadeed Kooxo hubeysan oo diida isbeddelka
Sababaha ugu waaweyn waxaa ka siyaasadeed kooxaha oo aan isku aaminin doorasho ama heshiis
Qeybsiga awooddamuran ka dhasha yaa xilalka qaadanaya
Qabiil ama kooxo isku haya awood Doorashooyin aan caddaalad ahayn Faragelin dibadeed Ciidamo aan mideysneyn military ama maleeshiyaad kala duwan
Marka political transition violence dhacdo Amniga dalka wuu xumaadaa Dad rayid ah ayaa dhibaato gaaraysa Dhaqaalaha wuu burburaa Dowladnimada way daciiftaa Mararka qaar waxay u gudubtaa dagaal sokeeye
Soomaaliya waxay soo martay marxalado badan oo isbeddel siyaasadeed ah, sida Burburkii dowladdii dhexe kadib Somali Civil War Dowlado kumeelgaar ah
Doorashooyin dadban oo muran dhaliya Sababaha rabshadaha xilliyadaasQabiil ku saleysan siyaasadda Maleeshiyaad hubeysan Dowladnimo weli dhisme ku jirta Kalsooni darro u dhaxeysa hoggaamiyeyaasha
Xalka ma aha mid hal shay ku kooban, balse waxaa ka mid ah:
Doorashooyin hufan Nidaam cad oo lagu kalsoon yahay Guddiyo madax-bannaan Wadahadal iyo heshiisSiyaasiyiinta oo hore u heshiis ka gaara nidaamka
Ka hortag khilaaf inta uusan qarxin Ciidamo qaran oo mideysanKa madax bannaan qabiil Sharciga oo la xoojiyo
Qof kasta sharci ha ku xukumo
Caddaalad dhab ah.

Leave a Reply